Ururka Gabdhaha Wariyayaasha ah ee Jubbaland oo ka hadlay doorkooda Akhriska iyo Qoraalka

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Akhrisku waxuu kobiciyaa maskaxada qof wuxuun ka qeyb qaataa sare u qaadista hormarinta Nafta.

Wax Akhrinta waxaa lagu tiriyaa in ay tahay hab kamid ah hababka ugu fiican ee insaanku ku kasbado wax badan oo kamid ah aqoonta iyo fikradaha, waxa ayna gaarsiisaa in insaanku noqdo mid ka horumarsan dhan walba oo noloshiisa kamid ah.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here