Arday baratay Qur’aanka Kariimka oo kulan Xaflad qalin jibin ah loogu qabtay Kismaayo

0
47

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xaflad qalin jabinta ah ayaa waxa loo qabtay qaar kamida Arday  Markazka Al Qamar oo dameysatay xiifdinta Qur’aanka Kariimka  kuwaas oo iskugu jira wiilal iyo gabdha waxana kaso qeeb galay mamulka  Markaska Al Qamar culumaudin ardey walidiin iyo marti sharaf kale waxana inti xaflada ay socotay qaar kamida asrdeyda qalin jibisay ayaa gobta kuso bandhigay cilmigi ay barteen.

Qaar kamida martida waalidiinta iyo culimadi kasoo qeeb gashay munasabada ayaa bogaadiyay Ardeyda qalin jibisay.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here