Sharci lagu ilaalinayo duur-joogta deegaanada Jubbaland oo la soo saarayo

0
44

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tan iyo burburki dowladi dhexe somaliya waxa belah noqday qeyraad badan oo ilahey ku manestay dhulka somaliyeed waxana kamid ah duurjoogta taas oo ehel u noqotay ugarsi sharci dara ah iyo nockasta oo keni kara ineey dawar goan duurjoogta nocyadeda kala duwan.

Inta badan dur-joogti Soomaaliya ayaa noqotay wax ku baxa gacanta ugarsadayaal si sharci darro ah u ugaarsada iyo kuwa kale oo iskaga cararay ugaarsigii lagu hayay si taas mesha looga saara wasarada deganka Jubbaland ayaa shegtay ineey sosareysa sharci lagu ilalinaya durjoogta sida u warbahinta u shegay Agaqsimaha guud ee Waasaradda deeganka iyo isbadalka cimilada Jubbaland Adan Maxamad Hudle.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here