Guddiga gacanta ku haayo dhismaha masjidka Tawxiid ee Baladweyne oo codsaday in laga qeyb qaato dhismhiisa

0
43
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudiga iyo culimada gacanta ku haysa dayactirka masjidka Tawxiid oo ku yaalo laanta Heegaan Xaafada Howl wadaag ee Magaalada Baladweyne ayaa bulshada ka codsaday in laga qayb qaato dayactirka Masjidka.
Masjidka ayaa waxa uu burbur xoogan kasoo gaaray qaybaha mutuleelka iyo mixraabka taasi oo la doonayo in dib loo dhiso maadama fooda ay inagagu soo hayso bisha barakeysan ee Ramadaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here