Macalimiinta Iskuulada magaalada kismaayo oo loogu baaqay iney Ardeyda si degan ugu dulqaatan

0
69

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxbarashada waxa ay fure u tahay nolosha adanaha waxana ay qeeb kaqadata hormarka bulshada inta badan waxa jira caqawada yaryar oo kala heesta macalimiinta iyo ardeyda ey waxbarayaan  taas oo kenta isfahan la an kadhaxjirta dhinacyada barafasoor cabdirisaaq maxamad xaashi oo kamida bariyaasha sara ee kunool magalada kis mayo ayaa macaliminta ugu baqay in ardeyda lola dhaqma sida ugu wanagsan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here