Ururka Kubadda Cagta Hirshabelle oo Jowhr kafuray Akadeemiyad laga soo xuli doono Xulka Hirshabelle

0
59
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada Jowhar Ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaa laga daahfuray Akadeemiyad cusub oo lagu tababari doono Ciyaartooyda Da’doodu udhaxeeyso 15-20 Jir.
Xiriirka Kubadda Cagta ayaa Faahfaahin Kabixiyay Daahfurka Akadeemiyadda Cusub oo loogu magac daray Isnaay iyo qorshaha Mustaqbalka laga  doonayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here