Bulshada Kunool Magaalada Kismaayo oo loogu baaqay in ay Is-cafiyaan.

0
86

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cafisku waa Sifo la mahdiyo oo uu Alle siiyo qofka uu gob ka dhigo gobanimana ugu daro, Si Ilaahay u solon-siiyo Addoomadiisa ku sifaysan sifada suubban ayuu ku amray inay qaataan Cafiska, Alle Quraankiisa wuxuu ku yiri “Cafiska qaado oo wanaagana far kana jeenso kuwa aan waxba garanaynin oo dan uga bax”.

Qaar ka mid ah  musuliinta kunool magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay ugu baqeen bulshada in ay ku dadalaan in ay is cafiyaan

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here