Maamulka deegaanka Kudhaa oo kawarbixiyay xaalada biyo yari ee ka jirta Deegaankaasi

0
77

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Kudhaa waa deegaan xeebeed ka tirsan gobolka jubada hoose waana deegaan caan ku ah kallumeysiga, bulshada deegaanka ayaana maalmahan dambe ey soo food saartay biya yaraan Gudoomiye kuxigeenka deegaanka Kudhaa Cumar Xaaji Bare oo warbahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay xaalada biyo yarida ka jirta deegaanka Kudhaa ee Gobolka Jubbada Hoose.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here