Bulshada kunool Kismaayo oo loogu baaqay in ay ka fogaadaan waxyaabaha keena burburka qoyska.

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Furiinka ayaa sameen gaar ah ku yeeshay caruurta waxiyna yaraada waxyabaha ay hiigsanayaan taasoo oo keeni karta in ay hoos u dhacada waxbarashadooda, qaar ka mid ah gabahdha aqoonyahanada ah ee wax ka barta Jaamacada Jubba ayaa ugu baaqay hooyoyinka iyo aabaha  Soomaaliyeed in ay ka fogaadan waxyaabaha keeni kara furiinka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here