Bulshada magaalada Kismaayo oo ka hadlay muhiimada ay leedahay in Dhalinyarada shaqo abuur loo sameeyo

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-ayadoo dhawaan Madaxwaynaha Dowlad goboledka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam uu ku baaqay in dhalinayarada  Soomaaliyed 60%100 kiiba la siiyo fursadaha shaqo ee soo baxa loona tixgaliyo aqoontooda’ sido kalana wasaaraddaha shaqada iyo shaqaalaha heer fedaraal iyo heer dowlad goboleed ay wadaan banaamij shaqo abuur ah kaas oo dalka oo dhan laga hirgalinayo .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here