Ardeyda ku nool magaalada Kismaayo oo lagu baaqay inay bartaan Luuqada English-ka

0
50
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ardeyda ayaa waxaa ay badanaa bartaan Luuqadda Ingariiska taasoo ay  u fududeeneyso in ay hormarka kale duwan ka sameeyaan waxbarashooda.
Machadka Al-Ikram  waxaa  lagu barta  Luuqadda Ingiriiska waxaan ka faiidesta ardey badana oo sanadkii ka qalinjabiya waxayna qaarkooda macalimiin ka yihiin Machadka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here