Markaska shariif Cabdinuur ee Kismaayo oo soo sabra Culimo door wayn ka qaata faafinta Diinta

0
49

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Markaska diyaarinta culimada ee Sheekh Shariif Cabdinuur oo Magaalada Kismaayo laga hirgaliyay sanadkii 2021-kii ayaa soo saara culimo aqoon buuxda u leh shareecada Islaamka ku waas oo door muhiimka ka qaata faa finta Diinteena  Islaamka .

Markaskaan ayaa ardayda lagu baraa culuumta Diiniga ah sida Qur’aanka Kariimka,axaadiista iyo sido kale luuqada Carabiga waxaana ka soo dad ka dhisan aqoonta Diiniga ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here