Qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka Jubbalad oo ka hadlay falal anshaxa ka baxsan oo maalmahan ku soo badanayay magaalada Kismaayo

0
50

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Odayaasha Dhaqanka Jubbalad oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay falal anshaxa ka baxsan oo maalmahan ku soo badanayay magaalada Kismaayo kuwaas oo lid ku ah diinta islamka iyo dhaqanka suuban ee somalida kaas oo ay kukacayaan dad dhalanyaro ah.

Odayaasha  Dhaqanka ayaa kulankooda baaq kasosaaray iyagoona fariin adag udiray bulshada walidiinta waxgaradka culimada iyo laamaha amniga uguna baaqay in ey wax kaqabtaan falalkan anshax xumada ah.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here