Dadka ku nool Deegaanka Janaa Cabdalle oo deeq gargar ah la gaarsiiyay

0
61
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Dowlad goboledka Jubbalanda ayaa deeq raashin ah gaarsiisay dadka ku nool deegaanka Janaa Cabdalle ku waas oo ay siyaabo kala duwan u sameeyeen daadadkii iyo fatahaadihii dhacay sandkii hore .
Wasiirka Wasaaradda gargaarka Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ayaa ka warbixiyay deeqada la gaarsiiyay dadka deegaanka Janaa Cabdalle iyo sida ay uga faa’iidaysteen.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here