Machadka Imaamu Suyuudi oo Kismaayo munaasabad qalin jabin ah ugu qabtay arday baratay Xifdinta Qur’aanka Kariimka

0
50
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munasabadan ayaa eheed mid lagu dhiiri gilinayay Ardey dhameeysatay xifdinta Qur’aanka Kariimka waxana ka soo qeeb galay xaflada ardeyda qalin jibisay walidiin culimo mamulka macalimiinta macadka iyo marti sharaf kale.
Sodon iyo Afar Arday ayaa nasiib u yeeshay in ay kamid noqdaan xufada macadka oo ah kuwa looqabdat munasabadan qaar kamida Adrdayda ayana soo bandhigay cilmigi ay barteen.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here