Gudoomiyaha Degmada Baraawe oo Kormeeray dhismaha wadada isku xirta magaalada iyo Garoonka Diyaaradaha

0
38
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha maamulka degmada Baraawe ayaa kormeerey wadada isku xirta garoonka diyaarada  degmada ilaa Magaalada taas  oo lagu wado dhismaha laami ah oo dhirarkiisu gaaraaya ilaa 7kiilo miitir.
Wadaan laamiga ah oo dhawaan la dhegax dhigay dhismaheeda ayaa ka mid  wadooyinka halbowlaha u ah magalaada Baraawe.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here