Bulshada kismaayo oo looga digay halista xanuunka Sonkorta

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurka sonkorta waa uu kamidyahay cudurada ugu halista badan ee aduunka kajira waxaana la nool xanuunkan  dad badan oo somaliyeed kuwaas oo la dala  dhacaya   xanuunkansonkorowga ayaaa waxa uu uqaybsamaa laba qaybood kuwaas oo kala halis badan.

Agaasimaha Guud ee isbitaalada daryeel Dr Axmad Maxamuud Xuseen Dr Ciro ayaa Idaacada waamo uga warbixiyay xanuunka sonkorta iyo halista uu leeyahay.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here