Ol’ole Nadaafadeed oo laga sameeyay kaamka Wabi Shabeelle Baladweyne

0
54

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenkaan oo kamid ah barakacayaasha ku nool magaalada Baladweyne ayaa Ol’ole Nadaafadeed ka bilaabay kaamka wabi Shabeelle oo ku yaalla xaafadda Kooshin .

Ol’olahaan ay isku xilqameen Haweenka ayaa waxaa ku dhaliyay in ay ka hor tagaan cudurada ka dhasho Nadaafad darada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here