Gabdhaha wax kabarta xarunta farsamada gacanta hablo kaab oo kawarbixiyay waxyaabaha ay bartaan

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka kunool magalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada Hoose ayaa mudooyinkan dabe si wayn ugu soo biiraya goobaha lagu barto farsamada gacanta si ay wax uga bartaan

xirfadaha ay bartaan gabdha ayaa waxa kamida karinta dharka qurxinta haweernka harqaanka iyo xirfaa kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here