Magaalada kismaayo oo laga hirgaliyay mac’had lagu barto Luuqadda Carabiga

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magalada kismaayo ee xarunta gobalka jubada hoose ayaa waxa mudooynkan kusoo badanaya tirada macaahiida ee laga hirgalinaayo magalada isla markaana lagu barto luuqada carabiga iyo tarbiyada diinta islaamka

Daah furka Machadkaan oo lagu magacaabo Alfadxi ayaa waxa ka soo qaybgalay Culimo udiin, Odayaal dhameed, Dhalinyaro iyo marti sharaf kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here