Wasaaradda Dhalinyada Jubbaland oo sheegtay in sanadkii tagay dhalinyaro badan maalgalin loo sameeyay

0
83
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboledka Jubbaland Axmed Faarax Cali Aways oo ka warbixiyay howlaha ay  wasaaradda ka qabatay dhanka horumarinta dhalinyarada reer Jubbaland ayaa sheegay in sanadkii tagay ee 2023-kii in kabadan 50 guruub oo dhalinyaro ah ay wasaaraddu u tababartay fikrad abuurka Ganacsiyada ka dibna Maalgalin loo sameeyay.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here