Hormar dhanka Amniga ah oo Laga Dareemayo Degmada Matabaan

0
53

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-maamulka degmada Matabaan ayaa ka warbixiyay howlaha ka socdaan degmadaasi mudooyinkaani iyo sidii degmada ay u heli laheyd wax yaabaha aas aasiga u ah bulshada sida xaruumaha Caafimaadka, iskuulada saldhigyada Booliska iyo wax kasta oo muhiim u ah bulshada degmada Matabaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here