Magaalada Muqisho oo ka furmay Shirka wadatashiga Qorshaha Golaha mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka

0
54
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magalada Muqisho ayaa waxaa maant ka  ka furmay Shirka wadatashiga qorshaha golaha Miihinadlayaasha Caafimaadka Qaranka  shanta sano ee soo socota  shirka ayaa waxuu u dhaxeeyaya Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ,Wasaaraddaha Caafimaadka Dowladda Goboleyadka Dalka iyo Gobolka Banadir
Shirka ayaa waxaa socon doonaa muddo labo maalin ah waxaan ka qeyb ahaa Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, wakiilo ka socday Hay’adaha caalimiga ee ka howgalo Dalka iyo Wasiirada Caafimaadka Maamul Goboleeyada Dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here