Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md, Maxamuud Macallim Cabdulle, qaybna ay ka ahaayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure, Guddoomiyaha Gobolka Shabeeladda Dhexe Axmed Mayre Makraan ,wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta waxa ay booqasho ku tageen Biyo xireenka Sabuun ee duleedka magalaada Jowhar.
Awke Awil Ali ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.