Kismaayo(Idaacada Waamo)Dagmada Buur dhuubo Oo Katirsan Gobolka Gado waxaa Ay kamid tahay meelaha uu Samaynta Kagaaystay Wabiga Jubba .
Waxaa inta badan dadka waxyeeladu kasoogartay fatahaaddaha iyo Roobabkii Xoganaa Ee halkas kada,ay Ay ubadanyihiin Dadka Beeralayda ah .
Hadaba Wafdi kasocday Dowlada Dhexe Ee soomaliya Oo uu Hogamainayo Gudoomiye Kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaliya Oo Booqasho ku tagay Dagmada Buur Dhuubo Ayaa u Kuur galay Xaalada nololeed Ee ay ku Suganyihiin Dadka ay Waxyeeladu Kasoo gaartay Fatahaadda Uusameeyay Wabiga Jubaa.
Waxaana Masuuliyiinta Warbixin kasiiyay Xaalada Dadka Kabarakay Samaaynta ka dhalatay Fatahaadda iyo Roobabka Halkasi kada,ay Gudoomiyaha Dagmada Buur Dhubo Xassan Cali Muxumed Waxaa una Masuuliyiinta kasocday Dowlada dhexe Uu usheegay in ay Xaalada Dhabta ah ee kajirta Dagmadaan Ay gaarsiyaan Madaxda Dowlada Ugu Saraaysa .