Maamulka Masjidul Raxma oo baaq u diray Bulshada Kismaayo

0
90

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Masjidul Raxma wuxuu kamid yahay Masaajida ku yaallo magaalada Kismaayo  gaar ahaan xaafadda Shaqaalaha waaxda godka dhuxusha waaana masjid ay dadka deegaanaka ku oogaan shanta salaadood.

waayadii dambe waxaa masjidka ku socday dayactir iyo dib u habeyn lagu sameynayo maadaama ay nagu soo wajahan tahay bisha barakeysan ee Ramadaan.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here