Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaaayo oo ka socoday shirka 2-aad ee Golaha Maamulka iyo Horumarinta Kalluumaysiga oo uu ka soo qeybgalay qeybgalay madaxweynaha dowlada goboleedka jubbaland, wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah DFS ,wasiirada wasaradaha Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga dowlada goboleyda Dalka iyo gobolka Banaadir.
shirka oo ku sabsanaa xooginta golaha maamulka iyo horumarinta Kalluumaysiga dalka wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga dowlada goboleedka Jubbaland Axmed Said Omar ayaa warbahinta ugu warbixiyay war-murteeydka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.