Ururka Kubadda Cagta Jubbaland oo qori tuuray Tartanka Iskuulada Degmada Kismaayo

0
38

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waayadii dambe waxaa ka socday diyaar garowga ku aaddan Tartanka Iskuulada Degmada Kismaayo, waxaana iskuulada dhamaan ay sameynayeen diyaar garow aad uweyn oo iskuul walba uu doonayo inuu ku guuleysto Tartanka Iskuulada Degmada Kismaayo.

Xafiiska Xoghayaha guud ee Ururka Kubadda Cagta Jubbaland Abdirahman Suufi ayaa soo saaray jadwalka tartanka kubadda cagta ee iskuulada Dagmada Kismaayo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here