Beeraha magaalada Baydhabo oo laga dareemayo soo kabasho dhanka wax soo saarka ah

0
101
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Roobkii dayrta ee ka da’ay dalka ayaa  beeralayda waxaa uu u sababey isbedel dhanka dalagyada beeraha ah ayidoo beeraha ay sanadkaan noqdeen kuwa ka duwan sanadadii hore maadama sanadadii hore ay abaaro jireen  beeraha  intooda badan aysan wax soo saar fiican lahayn.
Hadaba Beeralayda ku nool deegaanada KGS ayaa hada ku guda jira sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen wax soo saarka tabcasha beeraha iyo la tacaaladi cayayaanka wax yeeleeya dalagyada Beeraha.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here