Haween oo Gabdhaha yaryar baraya Xirfado ay ku shaqeystaan

0
96

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hooyooyinkan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa gabdhahooda ku tarbiyeeya dhaqanka wanaagsan sida ixtiraamka dadka ka waaweyn,shaqada guriga ,waxbarashada iyo la dhaqanka bulshada.

Waalidiinta Soomaaliyeed ayaa kaalinta ugu muhiimsan ka qaata tarbiyada caruurta si loo helo jiil ku koray ku dhaqanka diinta iyo ixtiraamka dadka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here