Dhaqaatirta Beydhabo oo ka hadlay Faa’iidada Khudaarta Cagaaran

0
122
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Isticimaalka Khudaarta ee qeyabaheeda kala duwan ayaa faa’idada ay leedahay ah bulshada Somaliyeed waxiyna dhaqaatiirta ay sheegeen in cunista khudaart ay tahay mid u fiicaan caafimaadka
Cunista khudaarta waxay kor u qaadesaaa caafimaaadka qofka waxiyna jirka ka ilaalisaa waxyabo badan oo halis ku ah Jirka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here