Xog Aruurin laga sameeyay saameynta u nuglaanta isbadalka Cimilada oo lagu soo bandhigay Kismaayo

0
100

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimilada Dowlada Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan lagu soo bandhigaaye Xog uruurin laga sameyay saameynta unuglaanta isbadalka Cimilada.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimilada Jubbaland, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland, masuuliyiin ka socotay Hay`adda Kaalo oo garab ka siisay xog uruurinta.
Madaxa Isbadalka ee Hay`adda Kaalo  Ismaaciil Maxamed Muuse ayaa ugu horeyn ka warbixiyey xiliga la bilaabay Xog uruurin laga sameyay saameynta unuglaanta isbadalka Cimilada.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here