Wasaaradda kallumeeysiga Jubbaland oo lagu wareerijiyay doomo

0
67

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada kalumaysiga iyo Khayradka Buluuga ah ee jubbaland ayaa waxaaa 5 damood ku wareejisay hay’ada FAO oo kamida hay adaha wadashaqayntu kala dhaxayso wasarada taas oo ay ka faaidaysan donaan iskashatada kalumaysiga

Munaasabadda doomaha lagu wareejinayay ayaa waxa gobjoog ahaa mdaxwayne ku xigeenka kowaad ee jubbaland wasiira wasarada kalumaysiga iyo xubno ka socday hay’ada FAO.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here