Ganacsatada magaalada Jowhar oo ka hadlay Muhiimada wax soo saarka Beeraleyda Gobolka

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ganacsatada ku nool Magaalada Jowhar iyo Tuuloyinka Hoos taga  ayaa si maalinla ah suuqyada jowhar u keena dalagyada kala duwan ee ka baxa beeraha Kuwaasi oo qaarkood loo iib geeyo magaalada caasimada ah ee Muqdisho oo 90 km u jirta jowhar.

Ganacsatda ayaa garab ka helaya Beeraleyda oo sanad walba ku soo kordhiya dalag farabdan Oo tayo leh oo ay beertaan kadibna ganacsatada ay suuqa u iib geeyaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here