Ganacsatada Gaadiidka ka soo degsato Dekadda Kismaayo oo amar la dul dhigay

0
112

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada Dowlad goboledka Jubbaland Cabdulahi Dubad Shiil oo ka warbixiyay shaqooyinka wasaaradda loo igmaday ee ay qabato ayaa sheegay in wasaaraddu ay xil iska saartay in baabuur taargo la’aan ah uu san ka soo bixin gudaha dakadda Kismaayo balse wali ay caqabad ka taagantahay in  baabuurta Magaalada lagu dhex wato in badan oo ka mid wali ay taargo la’aan arintaas loo baahanyahay inay wax ka qabtaan ciidamada ilaalada wadooyinka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here