Dhallinyarada ku shaqeeysato farsamada gacanta oo ku soo badanaya Baladweyne

0
75

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa kunool Dhallinyaro badan oo ku dhiiraday in ay abuurtaan fursado shaqo oo ay ku maareeyaan nolol maalmeedka qoysaskood.

Dhallinyaradaan ayaa ku shaqeeysto xirfadda sameynta midyaha faasashka iyo yaanbooyinka iyagoo u sameeyo bulshada magaalada Baladweyne islamarkaana qof kasta ka qaado lacago ay kula heshiiyeen.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here