Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulshada kunool magaalada Kismaayo ayaaa waxaa lagu baaqay in ay xooga saraan sidii ay ku hormarin lahayeen Akhariska iyo Qoraalka taas oo qeyb ka qadaneesa kobicinta garaadka iyo masakaxada qofka .
Akhrisku wuxu ka jarayaa dabaradda jahliga iyo gaajadda, marba marka ka danbaysa ee aad wax-akhridid waxa ka sii baxaysaa jaahilnimaddii aad maxbuuska u ahayd.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.