Dhalinyarada iskooda u sameeysta shaqo abuurka oo ku soo badanaya magaalada Kismaayo

0
62

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-waxaa marba marka ka danbaaysta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku soo badanaya dhalinyarada sida iskooda ah ula imaanaya hal abuurada ganacsi ee kala duwan .

Xarunta sharaxaadda hoolalka iyo Gawaarida ee Kismaayo oo bulshada u ka qaba adeegyada sharaxaada baabuurta Aroosyada lagu  galbiya iyo qurxinta hoolasha xafladaha lagu qabsado ayaa  Kismaayo waxaa ka hirgaliyay dhalinyaro reer Kismaayo ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here