Barkacaayasha Ku nool Kaamka Wardheer ee magaalada Kismaayo oo Codsaday in laga caawiyo Bacao

0
87
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kaamka Wardheer waxuu ka mid yahay kamaka ku yaall magaalada Kismaayo dadkan barkacyasha oo ka soo barkacay deganaanadau dhow  degmada Kismaayo kuwaas oo sameesay abaaraha iyo fatahadii ka jira dalka kuwaas oo  wajahaya  daruufo  adag
Barkacayaashan  ayaa waxay ku nool yihiin guriyo aan ka sameesay cowshada, iyo baca aan ceelin karin qoraxada Dabeeyasha ka jirta  magaalada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here