Jaamacadda Daha oo daah-furtay Muraajacada Ardayda fasalka 12-aad ee Iskuulaadka

0
50

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ujeedka munasabadaan ayaa aheyd in Jaamacadda Daha Faraca Kismaayo in ardayda fasalka 12-aad ay sineeyso muraajacada Munasabadaani ayaa waxaa kasoo qeyb galay qaar kamid ardayda dugsiga sare ee dhigata fasalka 12aad macaliin maamuyaal masuulin kasocotay shirkadaha is gaarsiinta dalka iyo Madaxa waxbarashada degmada kismaayo mudane cali qeyre

Ugu horeyn waxaa madashada hadalo dhiiri gelin ah kasoo jeediyay marti sharaftii kasoo qeyb gashay munasabada iyo qaar kamid arday wax kabaratay jaamacada daha faraceeda Magaalada Kismayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here