Xarun lagu iibiyo hilibka Qubada iyo subageeda oo laga hirgaliyey Baladweyne

0
50

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa laga hirgaliyey xaruun lagu iibiyo Hilibka qubada iyo subageeda.

Xarunta ayaa waxaa baahi weyn u qabay bulshada ku nool Baladweyne kuwaas oo u aadi jiray ama ka dalban jiray magaalada Muqdisho.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here