Xarun ay ku shaqeeyn doonta Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jubbaland oo la dhagax dhigay

0
39

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Masuliyiin iskugu jirtay wasiira iyo Xildhibaan heer Fadaraal iyo heer maamul Goboleed oo u hogaminaya  Madaxweyne ku Xigeenka labaad ee Jubbaland ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Xarunta cusub ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jubbaland.

Xarunta manta u dhagax dhigay Madaxweyne ku Xigeenka labaad ee Jubbaland ayaa Xarunta ay ku shaqeusa Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jubbaland taas oo hada ku shaqeeysa xarunta mamulka Gobolka,waxaana dhismaha xaruntan cusub ee Wasaaradda iska kaashanaya dhismaheeda Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jubbaland iyo Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta DFS.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here