Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland oo qoysas danyar ah u qaybisay deeq raashiin ah

0
67

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland oo kaashanaysa Hay’adda Gift of the Givers ayaa qoysas danyar ah u qaybisay deeq raashiin ah.

Hay’adda JUCRI ayaa deeq Raashiin ah guddoonsiisay 250  qoys oo isugu jira dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo waayeel tabar daran, iyada dadka Raashiinkan loo qeybiyay laga soo kala xulay dhowr kaam oo ku yaalla gudaha magaalada Kismaayo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here