Shaxda ugu Fiican Todobaadka Champions League oo Lasoo bandhigay.

0
72

Waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka champions League kadib kulamo la ciyaaray todobaadkan.

Salaasadii iyo Arbacadii ayaa la ciyaaray tartanka champions League iyada oo kooxo badan natiijooyin fiican heleen.

Xiddigo ayaa dhinacooda wacdaro dhigay kulamadoodii iyaga oo si fiican u caawiyay kooxohooda in ay guulo gaadhaan.

Kadib kulamadii la ciyaaray UEFA ayaa waxaa lasoo saaray shaxda ugu fiican tartanka Champions League ee todobaadkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here