Madaxweynaha Soomaaliya oo ka warbixiyay kulamadii ula yeeshay madaxda Jubbaland

0
39
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqa kusoo gaaray magalada kismaayo ayaa kulama laqaatay madaxda ugu sareysa Jubbaland sida Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam kulamadaas oo ay uga wada hadleen xaalada guud ee dalka iyo guulaha la gaaray oo ay kamid yihiin deen cafinta qaadista cunaqabatenta hubka iyo ku biirista ururka bariga africa iyo qodoba kale iyagoona si wadajira warbahinta ula wadagay waxyaabihi ay uga hadleen kulamadii ay yeesheen.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here