Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabadani ayaa eheyd mid ay ururka dhalanyarada Soomaaliyeed ee SOYHO ugu dabaal degayeen sanad-guuradii shanaad ee ururka taas oo ay kaso qeyeb galeen culuma’udiin dhalanyaro Haween iyo marti sharaf kale.
Marshaalle Maxamuud Da’aauud Gudoomiyaha Ururka Sohyo ayaa sharaxay ururka waxa u qabta.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.