Dhaqaatiirta kismaayo oo ka hadlay dhibaatoyinka Cudurka dhiig karka

0
50

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunkan waa mid kamida xanuunada ku dhaca aadamaha isla markaana ay la noolyihiin kumanaan Soomaaliya kuwaas oo uu ugu dhacay siyaabo kala duwan,waaxana inta badan keena sid ay dhaqaatiirtu sheegeen walaaca iyo walbahaarka waxa uuna leeyahay calaamado lagu garto.

xanuunkan ayaa ah mid saameeya Qofka la nool iyo sidoo kale bulshada kale ee uu ku dhax noolyahay.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here