Maamulka Gobalka Banaadir oo kormeeray wadooyin laga hirgelinaayo degmada Warta Nabadda.

0
65

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Masuuliyiin uu hogaminaya  Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir ayaa kormeer ku tagay wadooyin interlook ah oo hirgeliyay degmada Warta Nabadda.

Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamad Axmad Diiriye yabooh ayaa bogaadiyay dhismaha wadooyinka isagoona ku baaqay in lasii wado.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inoo diyaariyey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here