Jaamacadda Plasma oo xaflad qalin jibin u sameyay ardeyda dhameysay Jaamacaddaasi.

0
95

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magalada Kisamayo ayaa waxaa maanta Jaamacadda Plasma ay ku qabtay xafaladda ay ka qalinjibinayeen ardey baratay kuliyadaha kale duwan ee lagu barto Jamacaddaasi.

Xafaladda ayaa waxaaa ka soo qeybgalay madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland , wasiirka wasaradda waxbarshada jubbaland ,Gudomiye ku xigeenka guud ee Jamacadda Palsama , gudomiyaha Jamacadda Palsma farceed magaalada Kisamayo , waladiina , ardey, iyo qeybaha kale duwan ee bulshada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan ka diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here