Waldiinta Kismaayo oo loogu baaqay iney Caruutooda geeyaan Goobaha waxbarashada

0
80
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed Farweyn oo ka qeybgalay munaasabada lagu qabtay iskuulka dugsiga hoose dhaxe iyo sare ee Ilays ee magaalada Kismaayo ayaa waxuu ka hadlay sidii looga qeyb qaadan lahaa hormarinta waxbarashada degmada iyo sidii bulshada ugu qeyb qaadan lahayeen sare u qaadista waxbarashada adeegyada asasiga ah waxbarshada degmada Kismaayo, Waldiinta ayuu ugu baaqay iney Caruutooda geeyaan Goobaha waxbarashada.

Abdinooor Samriye ayaa warbixitaan inooga diyaariyey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here